Midowga Yurub oo go’aan kama dambeys ah ka qaatay shidaalka laga keeno Ruushka

Madaxweynaha Guddiga Yurub, Ursula von der Leyen, ayaa soo jeedisay in gebi ahaanba la mamnuuco shidaalka laga soo dhoofiyo Ruushka. Arrintan ayaa qeyb ka ah tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee cunaqabateynta ka dhanka ah xukuumadda Moscow. Waxay baarlamaanka Yurub u sheegtay in shidaalka ceyriin iyo kan la sifeeyay ee Ruushka meesha laga saari doono illaa dhammaadka … Continue reading Midowga Yurub oo go’aan kama dambeys ah ka qaatay shidaalka laga keeno Ruushka